Waxbaqabadka Shirkadda MamoAgroGroup,SharafCOOP iyo Machadka SOMRAADI
Mamo Agro Group IYO ISKAASHATADA SHARAFCOOP waxay idin soo bandhigayaan wax soo saarka moxoga iyo waambaha iyo miraha loo yaqaan doqomayda faa’iidooyinka ay u leeyihiin caafimaadka iyo wax qabadkooda ayaga oo kaashanaya Machadka hormarinta beeraha roobka ee soomaaliya marka la soo gaabiyo loo yaqaan SOMRAADI.
