I am Agronomist in Mogadishu waxaan ahay qof khibrad u heysto arrimaha Beeraha waxaana jeclahay in aan bulshada soomaaliyeed wax badan ka fahamsiiyo arrimaha Beeraha.
Title: Khabiir Dhinaca Beeraha
I am expert Marine & Science professional waxaan in muddo ah ku dhex jiray arrimaha Badda waxaan jeclahay in aan ka haqabtiro arrimaha Badda Soomaaliya.
Khabiir: Dhanka Badda
I am livestock expert: waxaan khibrad muddo 10 sano ah kudhex jiraa arriamaha Xoolaha Dalka Soomaaliya, waxaan arkay fursado badan oo dadka soomaaliyeed baahi weyn u qabaan.
Khabiir: Xannaanada Xoolaha