Moxoga oo tijaabooyin lagu sameeyey
Shirkada MAGRO – Mamo Agro Group iyo Machadka SOMRADI ayaa waxay tijaabooyin ku samaynayaan qaababka ugu sahlan Ee loo diyaarin Karo moxoga si looga sameeyo BUR tijaabooyinkaas oo lagu guulaystay.
Shirkada MAGRO – Mamo Agro Group iyo Machadka SOMRADI ayaa waxay tijaabooyin ku samaynayaan qaababka ugu sahlan Ee loo diyaarin Karo moxoga si looga sameeyo BUR tijaabooyinkaas oo lagu guulaystay.
Mamo Agro Group Iyo Iskaashatada Sharafcoop iyo Machadka somraadi ayagoo kaashanaya Wasaarada Beeraha iyo Waraabka JFS ayaa waxa ay soo bandhigeen sidii dib loogu soo noolayn lahaa dalagyo la dayacay sida moxoga waambaha iyo doqomayda. Cassava ,Fingermillet ,pearl millet. Dalagan oo ah mid ku baxayo biyo yar Una adkaysta abaaraha awoodna u leh in la
Mamo Agro Group IYO ISKAASHATADA SHARAFCOOP waxay idin soo bandhigayaan wax soo saarka moxoga iyo waambaha iyo miraha loo yaqaan doqomayda faa’iidooyinka ay u leeyihiin caafimaadka iyo wax qabadkooda ayaga oo kaashanaya Machadka hormarinta beeraha roobka ee soomaaliya marka la soo gaabiyo loo yaqaan SOMRAADI.
Established in 2014, MAMO AGRO-GROUP have a good relationship to different sectorsproduction of agriculture, livestock, fishery and industries. MAMO AGRO-GROUP specializesin the construction of unique agriculture and agro-industrial-fishery projects in developingcountries. MAMO AGRO-GROUP collaborates with local populations, engaging them in localagricultural operations and projects by creating job opportunities during the projects.MAMO AGRO-GROUP is an A
world class customer services ready for you.