Bandhigga Mamo Agro Group Iyo Iskaashatada Sharafcoop iyo Machadka SOMRAADI
Mamo Agro Group Iyo Iskaashatada Sharafcoop iyo Machadka somraadi ayagoo kaashanaya Wasaarada Beeraha iyo Waraabka JFS ayaa waxa ay soo bandhigeen sidii dib loogu soo noolayn lahaa dalagyo la dayacay sida moxoga waambaha iyo doqomayda.
Cassava ,Fingermillet ,pearl millet. Dalagan oo ah mid ku baxayo biyo yar Una adkaysta abaaraha awoodna u leh in la kaydiyo mudo dheere sida waambaha iyo doqonta.
Moxogana waxa laga samayn karaa dhamaan waxyaabaha laga sameeyo burka caadiga ah.
